Mataanayaal wacdaro ka dhigay natiijada imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland

Wasaarada Waxbarashada Puntland ayaa shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 12aad ee degaanada hoos taga Maamulkaas kaasoo ay u fariisteen ku dhowaad 6 kun oo arday. Imtixaanka waxaa kaalinta koowaad galay arday lagu magacaabo C/llaahi Saciid Salaad oo dhigta iskuulka Salaaxudiin ee magaalada Boosaaso. Hase ahaatee arrinta xiisaha leh ayaa waxay tahay Mataanayaal u qeybsan labo wiil … Continue reading Mataanayaal wacdaro ka dhigay natiijada imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland